Mahas District

Maxaas waa degmo dhacda bariga hiiraan, waana degmada ugu baaxada weyn marka loo eego dhulka hoosyimaada, maxaas waxay baladweyn u jirtaa masaafo dhan 130 km.

maxaas waxay caan ku tahay xoolaha la dhaqdo sida; ariga, lo'da iyo geela.

Maxaas waxay xuduud laleeday degmooyinka kala ah; ceelbuur, Guriceel, Ceeldheer, Aadanyabaal, jalalaqsi, Buuloburte iyo baladweyn.

Qoraa: mohiadin Ahmed mohamed ( nafyare)

Mahas District is a district in the central Hiran region of Somalia.

References

Population.

This article is issued from Wikipedia. The text is licensed under Creative Commons - Attribution - Sharealike. Additional terms may apply for the media files.