Somaliyaay toosoo
Soomaaliyeey toosoo was van 2000 tot 2012 het volkslied van Somalië. De tekst werd geschreven door Ali Mire Awale.
Originele tekst uit 1947
- Soomaaliyeey toosoo
- Toosoo isku tiirsada ee
- Hadba kiina taagdaranee
- Taageera waligiinee
- Idinkaysu tookhaayoo
- Idinkaysu taamaayee
- Aadamuhu tacliin barayoo
- Waddankiisa taamyeeloo
- Sharcigaa isku kiin tolayoo
- Luuqadaa tuwaaxid ahoo
- Arligiina taaka ahoo
- Kuma kala tegeysaan oo
- Tiro ari ah oo dhaxalaa
- Sideed laydin soo tubayoo
- Ninba toban la meel marayoo
- Cadowgiin idiin talin oo
- Tuldo geel ah oo dhacan baad
- Toogasho u badheedhanee
- Mahdulkaas dhanee tegeybaan
- Ninna dhagax u tuurayn
- Qaran aan hubkuu tumayo
- Tooreyda dhaafayn
- Oo aan taar samayn karin
- Uur kutaallo weynaa
- Hadba waxaan la taahaayoo
- Togagga uga qaylshaa
- Nin dalkiisii cadow taaboo
- U tol waayey baan ahayee
- Hadba waxaan laa ooyaayoo
- Oo ilmadu iiga qubaneysaa
- Iqtiyaar nin loo diidoo
- La addoon sadaan ahayee.
Afrikaanse volksliederen |
---|
Onafhankelijke staten: Algerije · Angola · Benin · Botswana · Burkina Faso · Burundi · Centraal-Afrikaanse Republiek · Comoren · Congo-Brazzaville · Congo-Kinshasa · Djibouti · Egypte · Equatoriaal-Guinea · Eritrea · Ethiopië · Gabon · Gambia · Ghana · Guinee · Guinee-Bissau · Ivoorkust · Kaapverdië · Kameroen · Kenia · Lesotho · Liberia · Libië · Madagaskar · Malawi · Mali · Marokko · Mauritanië · Mauritius · Marokko · Mozambique · Namibië · Niger · Nigeria · Oeganda · Rwanda · Sao Tomé en Principe · Senegal · Seychellen · Sierra Leone · Somalië · Soedan · Swaziland · Tanzania · Tsjaad · Togo · Tunesië · Zambia · Zimbabwe · Zuid-Afrika · Zuid-Soedan Niet algemeen erkende landen: Somaliland · Westelijke Sahara Afhankelijke gebieden: Mayotte · Réunion (onofficieel) · Saint Helena, Ascension and Tristan da Cunha (onofficieel) |